Maansada Daltebyo Poem Rhyme Scheme and Analysis
Rhyme Scheme: ABCADEAFCGAH CBEEABE EACIHAIGIFHJ EEBEKEA CJE| Marka Hooyo Dacalada | A |
| Dadbin uga Hadheysee | B |
| Dulsaarkiyo Af daahiyo | C |
| Sarta Dusha Ka Saartee | A |
| Daadkiyo Darroorimo | D |
| Aaney Docaha soo galin | E |
| Ninka Dirac haweenaad | A |
| Dadab kula Wadaagee | F |
| Durbaan loogu Tumayee | C |
| Dugsigaa dhex jiifoow | G |
| Darajada Adduunyada | A |
| Duuduub Adoow helay | H |
| - | |
| Innaguse Daranyiyo | C |
| Daltebyaa na heysoo | B |
| Duul Dhuroobay maahine | E |
| Hadmaan Doobigoo Culan | E |
| Geela Daaqa Ciiddii | A |
| Dambartiyo Liskiisiii | B |
| Ka Durduuran Doonnaa | E |
| - | |
| Waxba yaan ku Daalinoo | E |
| Deelleeyda Maansada | A |
| Doowgeey laheyd iyo | C |
| kusoo Duwo ujeedkee | I |
| Nin Dibad ku nooloo | H |
| Barafku uu Dilloodoo | A |
| Daashaday Kuleylkoo | I |
| Dalkiisii ka Dhoofoo | G |
| laba Daran dhex joogoo | I |
| ka Dib dhacay Asaagii | F |
| Sidee loo Daryeelaa | H |
| Ama lagu Dabiibaa | J |
| - | |
| Diintii ma Caasiyin | E |
| Muslim maag umaa Dilin | E |
| Anoo Dumar usoo dhaxay | B |
| Zina maanan Deymoon | E |
| Cidna Deyn iguma laha | K |
| Dakanana kamaa Galin | E |
| Degmadiina leydiid | A |
| - | |
| Waxa leey Dilaayee | C |
| Waagii Dillaacaba | J |
| leey Dooxo yaa garan | E |
Cumar Daad
(C) All Rights Reserved. Poem Submitted on 11/07/2019
(2)
Poem topics: , Print This Poem , Rhyme Scheme
Previous Poem
Next Poem
About Maansada Daltebyo
Maansada Daltebyo is a poem by Cumar Daad. This page includes the poem text, poet information, related topics, comments, and similar poems.
Write your comment about Maansada Daltebyo poem by Cumar Daad
Best Poems of Cumar Daad